cuquul
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg caqli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuquul

cuquulayn [m.f.dh]
eeg cuqulee.

cuquule [m.l]
Rajo weyn oo wax in la helo laga qabo.

cuquulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax in la helo rajo ka qabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg