curaar
(m.dh)

1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curaar

rahan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hmay, -hantay; -hmi)
1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.

rahman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Hanti curaar ahaan loo dhiibay ahaansho. 2. Arrin ka hadalkeeda dib loo dhigay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg