curraafee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-feeyay, -feysay)Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curraafee ↴
curraafi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld curraafee.
currafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
ld curraafee.
curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
curraaf [m.dh] (-fo, m.l)
Neef ido ah dheddig oo laf yar.
curraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid sixrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg