curraafi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld curraafee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curraafi ↴
curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
curraafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.
curraafeyn [m.f.dh]
curraafee. ld currafeyn, curraafin, curraafis, currafin, currafi.
curraafid [m.f.dh]
eeg curraaf³.
curraafin [m.dh]
ld curraafeyn.
curraafis [m.dh]
ld curraafeyn.
curraafiye [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-yayaal, m.dh)
ld curraaf¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg