curraafiye
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-yayaal, m.dh)

ld curraaf¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curraafiye

curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

curraafi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld curraafee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg