curre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Bisad ama mukulaal lab. ld curri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curre

curcurrey [m.dh]
Shimbir qoolleyda u eg kana yar.

curri [m.l]
ld curre.

cur [m.l]
1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg