curri
(m.l)

ld curre.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curri

curre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bisad ama mukulaal lab. ld curri.

cur [m.l]
1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg