curyaamid
(m.f.dh)

eeg curyaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curyaamid ↴

muruq-roor [m.l] (-ryo, m.dh)
(daaw.) Muruq iskuroor xoog weyn oo dhici kara ama cudur guud ahaan jirka saameeya sida: curyaamidda muruqa koogsan. Ama meel kooban ee jirka xaalad xanuun badan awgeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg