cuskad
(m.l)

ld cuskasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuskad

cuskasho [m.f.dh]
eeg cusko. ld cuskad.

ijmaac [m.l]
1. Kulan fikradeed oo shuyuukh-da waaweyn ee madaahibta Islaanka isku raaceen. 2. Midka saddexaad ee afarta addilo oo diinta Islaanka loo cuskado.

qiil [m.l] (-lal, m.l)
Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg