cuskasho
(m.f.dh)

eeg cusko. ld cuskad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuskasho

cuskad [m.l]
ld cuskasho.

tiirso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax meel cuskasho. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku santeecsasho. 3. (f.mg) Ku t.: kaalmo darteed cid ugu xirraansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg