cuskug
(m.l)1. Fadhi gacmaha la laabto oo aan waxba la qaban. 2. ld cuskugid.
cuskug
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Meel, hawl la'aan fadhiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuskug ↴
cuskugid [m.f.dh]
eeg cuskug². ld cuskug¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg