cuudid
(m.f.dh)

eeg cuud².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuudid

cuud [m.l]
1. Qori caraf udgoon leh oo la shito. 2. Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab. 3. Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.

cuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ciyaar cuud dheelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg