cuul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uulay, -uushay)Wax hullaab ku qarin (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuul ↴
cuulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof wax la cuulay ahaansho.
cuulid [m.f.dh]
eeg cuul.
cuulnaan [m.f.dh]
eeg cuulan. ld cuulnaansho.
cuulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld culnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg