cuulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof wax la cuulay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuulan

cuulnaan [m.f.dh]
eeg cuulan. ld cuulnaansho.

cuul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Wax hullaab ku qarin (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg