cuur
(m.l)1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
cuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Weel aad u buuxin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuur ↴
cuurad [m.l]
ld cuurasho.
cuuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
cuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la cuuray ahaansho (weel).
cuurasho [m.f.dh]
eeg cuuro. ld cuurad.
cuurcuur [m.l]
Socoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.
cuurid [m.f.dh]
eeg cuur².
cuurmid [m.f.dh]
eeg cuuran¹.
cuurnaan [m.f.dh]
eeg cuuran². ld cuurnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg