cuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)

Wax aad u buuxa noqosho (weel).

cuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la cuuray ahaansho (weel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuuran

cuurmid [m.f.dh]
eeg cuuran¹.

cuurnaan [m.f.dh]
eeg cuuran². ld cuurnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg