cuuro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Weel aad u buuxsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuuro ↴
cuurasho [m.f.dh]
eeg cuuro. ld cuurad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg