daafkaddeeg
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.

daafkaddeeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Cayroobid qof xoolo lahaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daafkaddeeg

daafkaddeegid [m.f.dh]
eeg daafkaddeeg². ld daafkaddeeg¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg