daaltiro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

Cid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaltiro

daaltirasho [m.f.dh]
eeg daaltiro. ld daaltirad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg