daaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
daaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)1. Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaran ↴
daarmid [m.f.dh]
eeg daaran¹.
daarnaan [m.f.dh]
eeg daaran². ld daarnaansho.
daarnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax daaran noqosho.
dardaaran [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib. 2. Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.
dardaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid. 2. Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.
liqdaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
suuldaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.