daaruqaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax caallirsan ahaansho (boog).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaruqaysan

daaruqaysnaan [m.f.dh]
eeg daaruqaysan. ld daaruqaysnaansho.

daaruqays [m.l]
ld daaruqayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg