daasad
(m.dh) (-do, m.l)

Weel bir ka samaysan oo cunnada, cabitaanka iwm ee la keydinayo lagu alxamo; qasac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daasad

birow [m.l] (-wyo, m.dh)
Weel yar oo bir ka samaysan; daasad.

qasac [m.l] (-cyo, m.dh)
Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.

daas [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
1. Guri. 2. Dukaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg