daawade
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

(riw.) Qof masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daawade

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg