daaweysi
(m.l)

ld daaweysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaweysi

daawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.

daaweyn [m.f.dh]
eeg daawee. ld daaweysiin, daweyn, daweysiin.

daaweysasho [m.f.dh]
eeg daaweyso. ld daaweysad, daaweysi, daweysad, dawey- sasho, daweysi.

daaweysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daawee.

daaweysiin [m.dh]
ld daaweyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg