daayimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld daa'imi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daayimi

daa'imi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Fal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.

daa'imid [m.f.dh]
eeg daa'in. ld daayimid.

daa'imin [m.f.dh]
eeg daa'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.

daayimid [m.dh]
ld daa'imid.

daayimin [m.dh]
ld daa'imin.

daayimis [m.dh]
ld daa'imin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg