daba-orod
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rday, -rodday; -rdi)

Qof raacdayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daba-orod

daba-ordid [m.f.dh]
eeg daba-orod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg