dabar-wadaag
(m.l) (-rro ..., m.dh)

(kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabar-wadaag

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg