dabargoys
(m.l)

1. (-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka. 2. (-syo, m.dh) D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara. 3. ld dabargoyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabargoys

dabargoyn [m.f.dh]
eeg dabargoo. ld dabargoys (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg