dabasacle
(m.l)

Nooc cawska ka mid ah oo geelu uu daaqo oo leh fiid cad oo wax mudi karta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabasacle

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg