dambeeto
(Falkaab | Adverb)Dabadeed, kaddib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambeeto ↴
meecaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
meecaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg