duubashi
(m.dh)

Derin weyn oo duuban oo cusub.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duubashi

heensarraar [m.l] (-rro/ryo, m.dh)
Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg