ebi
(m.dh)m.dh ld ibi. ibi
ebi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-byay, -biday; -byi)Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ebi ↴
ebinefiriin [m.l] (baay.)
Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa
muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo
qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
ebyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ebi². ebi
ibi [m.dh] (-byo, m.l)
(c.nafl.) Mandheerta haweenka. ld ebi¹. ebi
laagwebi [m.dh] (-go ..., m.l)
(juqr.) Laan ama farac ku darmaya mid kale oo ka weyn oo webi.
maamuusjebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sharafta ka qaadid. ld naamuusjebi. naamuusjebi
maamuusjebid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maamuusjab². ld naamuusjebid.
maamuusjebin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maamuusjebi. ld naamuusjebin.
naamuusjebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maamuusjebi.
e [m.dh]
(e') Xarafka shanaad ee alifka
soomaaliga, kana mid ah shaqallada.
e [Xiriiriye | Conjunction]
(-e) ld ee¹.