eedaad
(m.l)1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran. rafaad, silic, saxariir
eedaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedaad ↴
eedaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedaad². eedaad
miraxareedaad [Magac Lab | Noun Masculine]
(c.nafl.) Ukunta kaneecada iyo xayawaanka kale ee biyo ku noolka ahi ka abuurmaan.
siddeedaad [m.l.t.j]
Tirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg