eedaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedaysan

eedaysane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.

eedaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedaysan. ld eedaysnaansho. eedaysan, eedaysnaansho

eedays [m.l]
ld eedayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg