eedis
(m.dh)ld eedid. eedid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedis ↴
eedid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eed². ld eedis. eed, eedis
haaneedis [m.dh]
Haaneedka iska taagid oo lisid (geel). ld haaneedid. haaneedid
dhabarjeedis [m.l]
ld dhabarjeedin.
fanjeedis [m.l]
ld fanjeedin.
habeedis [m.l]
ld habeedin.
lugdambeedis [m.l]
ld lugdambeedin.
xareedis [m.l]
ld xareedin.
eed [m.dh] (-do, m.l)
1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.
eed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg