eedoobid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg eedow. eedow

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedoobid

anafoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku a.: arrin ku eedoobid (cid).

geedoobid [m.f.dh]
eeg geedo.

waryeelo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-eeshay, -eelatay)
Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg