eedqaad
(m.l)1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid. eedqaadid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedqaad ↴
eedqaadid [m.dh] eedqaad, eedqaadis
Xumaan la falay eeddeeda qaadid. ld eedqaad (2), eedqaadis. eedqaad, eedqaadis
eedqaadis [m.dh]
ld eedqaadid. eedqaadid
andaqaad [m.l]
Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.
geedqaad [m.l]
1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.
geedqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aaday, -aatay)
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.
geedqaadid [m.f.dh]
eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg