eersasho
(m.f.dh)eeg eerso. ld eersad, eersi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eersasho ↴
yeersasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeerso.
carceersasho [m.f.dh]
eeg carceerso. ld carceersi.
dareersasho [m.f.dh]
eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho.
dawggal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
dureersasho [m.dh]
ld dareersasho.
eersad [m.l]
ld eersasho.
eersi [m.l]
ld eersasho.
janjeersasho [m.f.dh]
eeg janjeerso. ld janjeersad, janjeersi.
meersasho [m.f.dh]
eeg meerso. ld meersi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg