ekokardiyogaraafi
(m.l)

(daaw.) Isticmaalka mawjado ultrasawnd ah si loo ogaado shaqada iyo garaaca wadnaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekokardiyogaraafi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg