ekow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-kaaday, -kaatay)

1. Xoolo meel ku baahid. 2. Ku e.: meel ku sugnaan. 3. U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ekow

ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ekow. ld Ekaad; ekaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg