engegid
(m.f.dh)eeg engeg².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh engegid ↴
jidiinqallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Hunguriga oon dartiis engegid.
kafaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-faf, -ftay)
Wax qoyan in yar engegid.
kawrax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -rixi)
In yar engegid.
qallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
engeg [m.l]
Wax aan qoyanayn.
engeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax qoyanaa qalalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg