engegnaan
(m.f.dh)

eeg engegan. ld engeg- naansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh engegnaan

calool-engegnaan [m.dh]
(daaw.) Xaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aad u adkaato yaraatana ama soo dhaafidda saxarada ay dhib ama xanuun keento.

engegnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld engegnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg