ergiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Xoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergiso

ergisasho [m.f.dh]
eeg ergiso.

ergi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo, alaab iwm. in muddo ah cid siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg