eryo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-yaday, -yatay)

Wax ordayo cayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eryo

gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.

adeeryo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.

eryasho [m.f.dh]
eeg eryo. ld eryad.

eryoo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
Wax ordaya cayrsasho.

eryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg eryoo.

geeryoomid [m.dh]
ld geeryoo.

geeryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay)
ld geeryo.

heeryo [m.dh]
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.

reeryo [m.dh]
ld heeryo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg