faa
(m.dh (c.nafl.))Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
cafaariigsi*
diyaar garow shey
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faa ↴
aakib [m.l]
1. Ka aa. ah: faa'iidada laga rajeynayo
fal lagu dhaqaaqi doono. Tus. “Samaynta
Warshadda Saabuunta waxa ka aa. ah in ay
joogsato tii dibadda ka imaneysay oo lacagta adagi ku baxaysay”. 2. Ka aa. ah: mudnaanta uu wax, wax kale ka leeyahay. Tus. “Tiro badan waxaa ka aa. ah tayo”.
faad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
faaddir [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-riin, m.dh)
Bil soon nin aan soonayn.
faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.
faaddirnimo [m.dh]
Faaddir ahaansho.
faadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faad. faad
faadir [m.l] (-riin, m.dh)
ld faaddir. faaddir
faadumo [m.dh]
1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.
faaf [m.l]
1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku
fatahaan. 2. ld faafid. faafid
f [m.dh]
(fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka
soomaaliga, waana shibbane.