faad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faad

faaddir [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-riin, m.dh)
Bil soon nin aan soonayn.

faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.

faaddirnimo [m.dh]
Faaddir ahaansho.

faadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faad. faad

faadir [m.l] (-riin, m.dh)
ld faaddir. faaddir

faadumo [m.dh]
1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.

uluufaad [m.l.t]
Tiro kumanyaal gaarta.

abbaay abbaay [m.dh]
Digri haweenka u gaar ah oo la sameeyo marka haweeney ay kuraysanayso ama markii caado ahaan loo xusayo abbaay Faaduumo oo lagu wado gabadhii Rasuulka (n.k.h.a.).

allifaad [m.dh]
Awoodda qof u leeyahay wax curinta. ld allifid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg