faaddir
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-riin, m.dh)

Bil soon nin aan soonayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaddir

faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.

faaddirnimo [m.dh]
Faaddir ahaansho.

faadir [m.l] (-riin, m.dh)
ld faaddir. faaddir

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg