faadumo
(m.dh)

1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faadumo

shariif [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.

siti [m.dh]
Magac loo yaqaan Faadumo Rasuul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg