faaf
(m.l)1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid. faafid
faaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax². faah, faax
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaf ↴
faafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2). faahi, faaxi
faafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faaf². ld faaf¹ (2), faah¹,
faahid, faax¹ (2), faaxid. faaf, faah, faahid, faax, faaxid
faafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faafi. ld faafis, faahin,
faahis, faaxin, faaxis. faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis
faafin [m.dh]
Faafin rasmi ah: wareegto rasmi ah
faafis [m.l]
ld faafin¹. faafin
faafreeb [m.l]
Guddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadaha inta aan loo bandhigin dadweynaha.
caabuqtire [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(baay.) Walax laga helo noolayaasha yaryar gaar ahaan mooldiska, kuwaas oo baabi'iya ama joojiya koritaan noolayaal kale oo ilima-aragtay ah
gaar ahaan bakteeriyada iyo fangiga
cudurrada faafiya. Caabuq- tirayaasha caanka ah waxa ka mid ah: beenasaliin, istarabtumaysiin iyo tetrasay-kalin.
faafto [m.dh]
Ceel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.