faafto
(m.dh)Ceel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faafto ↴
burabbahalaad [m.dh] (-dyo, m.l)
(daaw.) Buro halis ah oo jirka ku faafto, dishana nafleyda ay ku dhacdo. ld burobahalaad.
faaf [m.l]
1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku
fatahaan. 2. ld faafid.
faaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Biyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg